Soomaalida kunool Nairobi oo si weyn uga carooday hadal kasoo yeeray Kimani Wamatangi

Soomaalida kunool xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa si weyn uga carooday hadal kasoo yeeray Senatar katirsan Baarlamaanka Kenya oo sheegay in xaafada Islii ee Soomaalidu ku badan tahay lagu iibiyo hubka sharci darada ah. Senator Kimani Wamatangi ayaa Warbaahinta dalka Kenya ka sheegay in xaafada Islii khatar amni ku tahay guud ahaan dalka Kenya, … Continue reading Soomaalida kunool Nairobi oo si weyn uga carooday hadal kasoo yeeray Kimani Wamatangi